Maqaallada Technology 11 Jul 2026

Sidee u Casriyeyn Kartaa Iskuulkaaga Adigoo Adeegsanaya Tayo School System?

TayoCloud School System waa nidaam casri ah oo iskuulada ka caawiya maamulka, waxbarashada iyo xiriirka waalidiinta, isagoo ka dhigaya howlaha maalinlaha ah kuwo fudud, degdeg ah, oo ammaan ah.

Sidee u Casriyeyn Kartaa Iskuulkaaga Adigoo Adeegsanaya Tayo School System?

Maxaa Loo Doortaa School System?

Maamulka iskuulku wuxuu noqday mid u baahan hab casri ah oo fududeeya maamulka ardayda, macallimiinta, lacagaha, iyo natiijooyinka. School Systemku wuxuu isugu geeyaa dhammaan adeegyadaas hal meel oo internet-ka laga maamuli karo.

Faa'iidooyinka ugu Muhiimsan ee school system

  • Diiwaangelinta ardayda oo fudud.
  • Maamulka lacagaha iyo biilasha.
  • Attendance dijitaal ah.
  • Natiijooyin iyo report cards si otomaatig ah.
  • Xiriir toos ah oo lala yeesho waalidiinta.
  • Macallimiinta waxay geli karaan nidaamka meel kasta.
  • Kaydinta xogta oo ammaan ah (Cloud).

Yaa Ka Faa'iideysan Kara?

Nidaamkan wuxuu ku habboon yahay iskuulada hoose, dhexe, sare, jaamacadaha, iyo xarumaha tababarka. Wuxuu yareeyaa shaqada gacanta lagu qabto, wuxuuna kordhiyaa hufnaanta maamulka.

Gabagabo

Haddii aad rabto iskuul casri ah oo leh maamul fudud, xog ammaan ah, iyo adeegyo dijitaal ah, Cloud School System waa xalka ugu habboon. Wuxuu kaa caawinayaa inaad waqti badbaadiso isla markaana aad sare u qaaddo tayada maamulka iyo waxbarashada. 

Diiwaangeli Dugsigaaga TayoCloud

Ka bilow bilaash - nidaamka oo dhan waad heli doontaa.